
Xilli ciyaareedka premier League ayaa maraya meel xiiso leh iyada oo kooxo badan soo bandhigeen qaab ciyaareed cajiib ah.
Xiddigo badan ayaa soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah ilaa haatan xilli ciyaareedka horyaalka premier League.
Waxa la soo saaray shaxda ugu fiican premier League ilaa haatan xilli ciyaareedka premier League.
Kooxda Liverpool ayaa shaxda ku leh xiddigaha ugu badan iyaga oo ku leh 4 xiddig.
Kooxaha chelsea iyo Nottingham Forest ayaa shaxda ku leh leh min 2 xiddig.
Kooxaha Fulham, Arsenal iyo Brenford ayaa shaxda ku leh dhinacooda min hal xiddig
Be the first to comment