Shaxda Laga Yaabo In Uu Ku Ciyaaro Xulka England Kadib Markii Uu Tuchel Noqday Tababarohooda.

Thomas Tuchel ayaa loo maagacaabay tababaraha xulka qaranka England.

Tuchel ayaa noqon doona badalka Gareth Southgate kaas oo ka tagay booska tababaranimo ee xulka.

Xulka England ayaa leh xiddigo badan oo da’yar ah kuwaas oo ka mid ah xiddigaha ugu fiican booskooda.

Tuchel ayaa la filayaa in uu kulankiisii ugu horeeyay hogaamiyo sanadka dambe ee 2025.

Ka hor inta aanu hogaamin kulankiisa ugu horeeya waxa la soo saaray shaxda laga yaabo in uu ku ciyaaro.

Xiddigaha Saka, Palmer iyo Kane ayaa hogaaminaya weerarka xulka qaranka 3-da libaax

May be an image of 12 people, people playing football, people playing soccer and text

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga