
4 Kooxood ayaa isugu hadhay tartanka champions League iyada oo kooxahaas ku tartami doonaan gaadhista final-ka tartanka xilli ciyaareedkan.
Kooxaha Arsenal, Barcelona Dortmund Iyo Inter ayaa nasiib u yeeshay in ay noqdaan 4-ta kooxood ee ugu dambeeya tartanka champions League.
4-ta kooxood ayaa ku hubaysan xiddigo badan oo ku jira qaab ciyaareed cajiib ah isla markaas wacdaro dhigaya xilli ciyaareedkan.
Kadib markii ay 4-ta kooxood u soo bexeen wareeg Semi-final-ka wax shax laga sameeyay shaxda isku dhafka ah ee 4-ta kooxood.
Shabakada Score 90 ayaa soo saartay shaxda isku dhafka ah ee Semi-ifinal-ka tartanka Champions League.
Kooxda PSG ayaa shaxda ku leh xiddigaha ugu badan iyaga oo ku leh 4 xiddig halka kooxda PSG ay shaxda ku leedahay 3 xiddig.
Kooxda Inter ayaa shaxda ku leh 2 xiddig halka ay sidoo kale Barcelona shaxda ku leedahay 2 xiddig.
Be the first to comment