Shaxda Ay Liverpool Ku Ciyaari karto Xilli Ciyaareedka Cusub.

Liverpool ayaan wax saxiix ah samayn ilaa haatan suuqa kala iibsiga xagaaga.

Inkasta oo xiddigo badan lala xidhiidhinayo hadana Reds ayaan wali wax saxiix ah samayn.

Waxa laga yaabaa in ay Liverpool suuqa kala iibsiga xagaaga ku dhamaysato saxiix la’aan.

Slot ayaa laga yaabaa in uu aamino xiddigaha uu haatan haysto isla markaas uuna samayn saxiixyo cusub.

Hadaba aan halkan ku soo bandhigi doonaa shaxda laga yaabo in ay Liverpool ku ciyaarto xilli ciyaareedka cusub

Image

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga