
Tababaraha Liverpool Arne Slot ayaa xaqiijiyay in Trent Alexander-Arnold ay u badan tahay inuu seego kulanka FA Cup-ka ee Plymouth.
Alexander-Arnold ayaa seegay kulankii ay Liverpool 4-0 kaga badisay Tottenham ee semi-finalka Carabao Cup Khamiistii sabab la xidhiidha dhaawac.
Tababaraha Reds ayaa loo badinayaa inuu isku shaandheyn doono shaxdiisa kulanka.
Shaxda ay suurtagalka ah ee ah ee ay Liverpool ku ciyaari karto kulanka.
Kelleher; Bradley, Quansah, Endo, Tsimikas; McConnell, Mac Allister; Elliott, Chiesa, Diaz; Nunez
Be the first to comment