Shaxda Ay Arsenal Kaga Hor Tagi Karto Newcastle.

Tababaraha Arsenal Mikel Arteta ayaa laga yaabaa in aanu is badalku samayn shaxdiisa kulanka caawa ee ay la ciyaari doonto Newcastle kulanka lugta 2-aad ee Semi-final-ka Carabao cup-ka.

Gunners ayaa aadi doonta St. James’ Park iyaga oo 5/1 kaga badiyay Man City Axadii.

Xiddiga Havertz ayaa la filayaa in uu hogaamiyo weerarka kooxda Arsenal kulanka.

Sidoo kale Xiddiga Lewis-Skelly ayaa ku bilaaban Oona daafaca Bixid ee kooxda Arsenal:

Halkan kaga bogo shaxda ay Arsenal kaga hor tagi karto Newcastle:

Raya; Timber, Saliba, Gabriel, Lewis-Skelly; Odegaard, Partey, Rice; Martinelli, Havertz, Trossard

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga