Shax Laga Sameeyay Xiddigaha Xorta Ku Yaala Suuqa Oo La Soo Saaray.

Waxa si Rasmi ah u xidhmay suuqa kala iibsiga Xagaaga waxana haatan dareenka loo jeedinayaa Xilli Ciyaareerdka.

Laakiin waxa jira Kooxo aan wali nasiib u yeelan in ay helaan koox ay ka Ciyaaraan Xilli Ciyaareerdkan.

Waxa shax laga sameeyay xiddigaha aan wali wax koox ah haysan isla markaas raadinaya koox cusub.

Xiddigii hore ee kooxda West Ham Machile Antonio iyo xiddiga khadka dhexe ee Eriksen ayaa ka mid ah xiddigaha raadinaya Koox cusub.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga