Shax Laga Sameeyay Xiddigaha Tirada Ugu Badan Gaadhay Taariikhda Final-ka Champions League.

Tartanka hampions Leageu waa mid uu xiddig walba ku fikiro in uu gaadho ilaa final-ka.

Waxa jira xiddigo nasiib u yeeshay in ay iska xaadiriyeen Final-ka artanka tiro ka badan xiddigaha kale.

xiddigo kooban ayaa sheegi kara in ay marar badan iska xaadiriyeen Final-ka tartanka.

Ka hor inta aan la ogaan koox Dortmund u raaci doonta Final-ka champions Leageu xilli ciyaareedkan xa a soo saaray xiddigaha inta ugu badan iska xaadiriyay Final-ka artanka champions League.

Shaxda xiddigaha tirada ugu badan iska xaadiriyay Final-ka tartanka champions League waxa hogaaminaya ddigaha Lionel Messi Iyo Cristiano Ronaldo.

Halkan kaga bogo shaxda:

The all-time Champions League XI as picked by BBC users - Buffon, Alves, Ramos, Maldini, Carlos, Iniesta, Xavi, Zidane, Messi, Henry, Ronaldo

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga