Salah Oo Sii Dheeraystay Gooldhalinta Prmeier Legaue

Xiddiga Liverpool ee Mohamed Salah ayaa sii dheeraystay hogaanka tartanka gooldhalinta premier League xilli ciyaareedkan.

Salah ayaa dhaliyay 2 gool kulankii ay kooxdiisu ka badisay Bournemouth kulan ka tirsanaa horyaalka premier League.

Mohamed Salah ayaa sidaas darteed leh 21 gool ilaa haatan horyaalka premier League xilli ciyaareedkan.

Waxa ku xiga xiddiga Man City ee Haaland kaas oo dhaliyay gool kulankii Arsenal waxana uu leeyahay 19 gool.

Waxa ku xiddigaha Alexander Isak Iyo Chris wood oo dhaliyay min 17 gool ilaa haatan horyaalka premier League.

Mohamed Salah (Liverpool) 21 Gool

Erling Haaland (Man City) 19 Gool

Alexander Isak (Newcastle) 17 Gool

Chris Wood (Nottingham Fores) 17 Gool

Cole Palmer (Chelsea) 14 Gool

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga