Salah Oo Ka Hadlay Mustaqbalkiisa Liverpool.

Xiddiga kooxda Liverpool ee Mohamed Salah ayaa Mar kale ka hadlay mustaqbalkiisa kooxda.

Salah ayaa Liverpool ayaa guul ku hogaamiyay iyaga oo garaacay kooxda Man City kulan ka dhacay Etihad.

Salah ayaa ciyaarta kadib la waydiiyay in uu kulankan yahay midkii ugu dambeeyay ee uu ka Hor tagay Man City.

“Si aan cadaalad u hadlo, ma garanayo,” Salah ayaa ku jawaabay.

“Waxaan dareemayaa in diiradayda oo dhan ay hadda tahay ku guuleysiga Premier League, dhib malahan haddii uu yahay kulankii ugu dambeeyay iyo haddii uusan ahayn kulankii ugu dambeeyay, waan arki doonaa.”

Salah ayaa ku Jira bilihii ugu dambeeyay ee heshiiskiisa Liverpool walina Heshiis Cusub Uma saxiixin.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga