Real Madrid Vs Man City: Shaxda Isku Dhafka Ah Ee Labada Kooxood OO La Soo Saaray Ka Hor Kulankooda.

Kooxaha Real Madrid iyo Man City ayaa isaga hor iman doona kulan adag oo wareega 8 dhamaadka champions League.

Labada kooxood ayaa ka mid ah kooxaha ugu cad-cad ku guulaysiga tartanka xilli ciyaareedkan.

Kooxaha Man City iyo Real Madrid ayaa la odhan karaa waxa ay ku hubaysan yihiin xiddigaha ugu fiican tartanka.

Labada kooxood ayaa sanadihii ugu dambeeyay si joogto ah ugu kulmay wareegyada dambe ee tartanka champions League.

Ka hor kulankooda waxa la soo saaray shaxda isku dhafka ah ee labada kooxood.

Kooxda difaacanaysa champions Legaue ee man City ayaa shaxda ku leh xiddigaha ugu badan iyaga oo ku leh 8 xiddig.

Dhinaca kale kooxda ugu guulaysiga badan koobka champions League ee Real Madrid ayaa shaxda ku leh 3 xiddig oo kaliya.

RMA-MNC combined XI

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga