Real Madrid Oo Doonaysa Xiddig Wacdaro Ka Dhigaya Arsenal

William Saliba ayaa loo maleynayaa inuu xiiso ka helayo Real Madrid, Mundo Deportivo ayaa sheegeysa in kooxda reer Spain ay dooneyso inay keento Bernabeu.

Dhinaca kale wargayska Givemesport ayaa sheegaya in ay Arsenal ka walaacsantahay in aanu xiddigu sii joogi doonin kooxda muddo dheer.

Kooxda ayaa aad u doonaysa in ay sii haysato xiddiga laakiin taas ayaa is badali karta hadii maskaxda xiddigu is rogto.

Real Madrid ayaa doonaysa Xiddig ka ciyaara daafaca dhexe kadib markii ay Man united ku garaacday Saxiixa Leny Toro.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga