Waxa la ciyaaray kulamadii ugu horeeyay ee wareega 16-ka tartanka Koobka Africa maalintii sabtidii.
Xulka Senegal ayaa ka badiyay xulka Sudan halka xulka Mali ay ka badiyeen xulka Tunisia kulamadii ugu horeeyay ee wareega 16-ka.
Waxa badiyay xulalka Senegal Iyo Mali iyaga oo iska xaadiriyay wareega 8 dhamaadka tartanka Koobka Africa.
Labada xul ee Mali Iyo Senegal ayaa isaga hor iman doona wareega 8 dhamaadka tartanka koobka Africa.
Be the first to comment