RASMI: Kooxaha U Soo Baxay Wareega 8 Dhamaadka FA Cup-ka.

Waxa la soo afjaray kulamadii 16-ka ee tartanka FA Cup-ka iyada oo la ciyaaray kulamo xiiso leh.

Kooxda difaacanaysa tartanka ee Man United ayaa laga reebay tartanka FA Cup-ka iyaga oo guuldaro kala kulmay kooxda Fulham.

Man City ayaa u soo baxday wareega 8 Dhamaadka kadib markii ay badisay kulankeedii sabtida.

Haatan 8 kooxood ayaa isugu soo hadhay tartanka kuwaas oo u dagaalami doona ku guulaysiga koobka xilli ciyaareedkan.

Halkan Kaga Bogo kooxaha u soo baxay wareega 8 Dhamaadka tartanka FA Cup-ka.

1 – Preston

2 – Aston Villa

3 – Crystal Palace

4 – Fulham

5 – Brighton

6 – Bournemouth

7 – Man City

8 – Nottingham Forest or Ipswich

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga