
Tartanka champions league ayaa meel xiiso leh Maraya iyada oo kooxo badan ku tartamayaan fursado ay ugu guulaysan lahaayeen tartanka.
Waxa ilaa haatan la ciyaaray 7 kulan halka ay kooxaha kale caawa dhamaystirayaan kulamada 7-aad ee tartanka.
Inkasta oo ay wali kulamo ka hadheen tartanka champions league waxa jira kooxo ka hadhay tartanka champions league.
Liverpool ayaa ah kooxda kaliya ee ilaa haatan xaqiijiyay u soo bixitaankooda tartanka champions league.
Sidoo kale 6 kooxood ayaa la xaqiijiyay in ay ka hadheen tartanka champions league.
Halkan kaga bogo kooxaha ilaa haatan ka hadhay tartanka champions league.
RB Leipzig
Slovan Bratislava
BSC Young Boys
Bologna
Red Star Belgrade
Sturm Graz
Be the first to comment