
Waxa la soo saaray kulamada is reeb-reebka champions League iyada oo kulamo badan oo xiiso leh ka soo bexeen.
16 kooxood ayaa isku haleeli doona kulamada is reeb-reebka champions League si ay 8 kooxood ugu gudbaan wareega xiga.
Kulanka ugu xiisaha badan ayaa ah kulanka dhexmari doona kooxaha Man City Iyo Real Madrid.
Halkan Kaga Bogo isku aadka oo dhamaystiran:
Manchester City-Real Madrid.
Celtic vs Bayern.
AC Milan vs Feyenoord.
Juventus-PSV Eindhoven.
Brest vs Paris St Germain.
Be the first to comment