Kooxda Arsenal ayaa iska xaadirisay wareega 8 dhamaadka tartanka champions League xilli ciyaareedkan.
Arsenal ayaa garaacday kooxda Leverkusen iyaga oo kaga badiyay 3/1 natiijada labada lugood kulanka.
Kadib guusha Arsenal waxa ay ogaatay kooxda ay la ciyaari doonto wareega 8 dhamaadka tartanka champions League.
Arsenal ayaa la ciyaari doonta kooxda Sporting Lisbon kuwaas oo dhinacooda ka soo badiyay kooxda Bodo/Glimt.
Be the first to comment