
Pierre-Emerick Aubameyang knows the missing ingredient Arsenal must find if they are to end their wait for the Premier League title this season.
Gunners ayaa ku dhibaatootay qaybtii hore ee xilli ciyaareedka iyada o la dhibaatooday dhaawacyo Iyo go’aano muran dhaliyay.
Inkasta oo ay kooxdu dhibaatoonayso hadana kooxda Arsenal ayaa ku jirta tartanka koobabka oo han inkasta oo laga badiyay kulankii lugta hore ee Carabao Cup-ka.
Aubameyang ayaa ku jiray qaab ciyaareed cajiib ah ah isaga oo kooxda ka caawiyay ku guulaysiga FA up-ka.
Xiddiga 35 jirka ah ayaa sheegay in ay kooxdiisii hore u baahantahay weeraryahan goolal dhalinaya hadii ay doonayaan ku guulaysiga premier League.
Aubameyang oo arintaas ka hadlaya ayaa yidhi”Arsenal waxa ay u baahantahay weeraryahan mishiin gooldhaliye ah si ay ugu guulaysato koobab”
Be the first to comment