Xiddiga kooxda Liverpool ee Mohamed Salah ayaa muran badan dhaliyay mustaqbalkiisa Liverpool-ns shaki galiyay kadib markii uu kaydka ku bilowday kulankii champions league ee Furnktut.
Salah waxa uu ka qayb galay ciyaarta Liverpool iyo Eintracht Frankfurt isagoo ah bedel, tartanka UEFA Champions League, ciyaartaas oo ku dhamaatay guusha Red-ka 5-1, hase yeeshee wuxuu la kulmay dhaleeceyn baraha bulshada.
Salah wuxuu garoonka galay 18 daqiiqo ka hor dhammaadka ciyaarta isaga oo badalay Ekitike weerarka.
Salah ayaa ciyaarta kadib barriisa Twitter(X) ka saaray dhamaan sawirada Liverpool taas oo shaki galisay mustaqbalkiisa kooxda Liverpool.
Sawirkii hore ee Bogga Salah:

Sawirka dambe:

Be the first to comment