Miyuu Salah Ciyaari Doonaa Kulanka Man United? Klopp Ayaa Ka Jawaabay.

Tababaraha Kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa ka warbixiyay xaalada xiddigaha kooxdiisa ka hor kulanka Man United.

Kooxda Liverpool ayaa booqanaysa Old Trafford kulan ka tirsan FA Cup-ka wareega 8 dhamaadka tartanka FA Cup-ka.

Klopp: “Mo Salah waa hubaal inuu diyaar u yahay kulanka Man United”.

“Ibou Konaté ma uusan tababarin maanta, Tartan ayuu la gali doonaa wakhtiga waxana laga yaabaa in uu lumiyo fursada uu ku ciyaari karo”.

“Gravenberch maanta mar kale ayuu tababartay markaa waa diyaar”.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga