
Mikel Arteta ayaa kalsooni ku qaba in kooxdiisa Arsenal ay sugi doonto kana faa’iidaysan doonto hadii ay Liverpool siibato tartanka premier League.
Liverpool ayaa 9 dhibcood ka horaysa Arsenal kadib markii ay 5/0 kaga badiyeen kooxda West Ham inkasta oo ay kooxda Slot kulan baaqi ah haysato.
Markii la weydiiyay sida ay u adag tahay in la qabto Liverpool, Arteta wuxuu yiri: “Ma garanayo, taasna naguma xirna”.
“Waa in aan u socono sida dabaysha isla markaas badino kulamadeena kana faa’iidaysano hadii y Liverpool siibato”.
Be the first to comment