
Xiddiga kooxda Wolves ee Matheus Cunha Ayaa ka hadlay tababaraha kooxda Man United ee Ruben Amorim.
Man United ayaa ku dhaw saxiixa xiddiga kooxda Wolves ee Matheus Cunha kaas oo la filayo in uu noqdo saxiixii ugu horeeyay ee Man United.
“Waa tababare aad u fiican, wax wanaagsan ayaan u rajaynayaa”ayuu Cunha yidhi.
“Waxaan rajeynayaa inuu adduunka oo dhan ka guulaysto”ayuu sii raaciyay
Wan sodhawey neyna hadu boskisa dhacsanayo