
Halyeeyga Premier League ee Alan Shearer ayaa saadaaliyay kulanka adag ee dhexmari doona kooxaha Man United Iyo Arsenal.
Man United ayaa Old Trafford ku marti galin doonta kooxda Arsenal kulan ka tirsan horyaalka premier League.
Arsenal ayaa doonaysa in ay sii wado cadaadiska ay ku hayso Liverpool halka ay Man United doonayso in ay ka baxdo natiijooyinka xun.
Shearer oo ka hadlaya kulanka ayaa yidhi”Arsenal si fiican ayay u ciyaartay kulankii ugu dambeeyay”ayuu Shearer.
“Waxa aan saadaalinayaa in ay Arsenal badin doonto maadama ay Man United dhibaatoonayso”ayuu sii raaciyay.
Be the first to comment