Man united Iyo Inter Milan Oo Xiddigo Is Dhaafsanaya.

Kooxaha Inter Milan iyo Man united ayaa ku Jira wadahadalo ay isku dhaafsanayaan xiddigaha Aaron Wan-Bissaka iyo Denzel Dumfries.

Man united ayaa doonaysa in ay iska iibiso xiddiga Aaron Wan-Bissaka inta lagu jiro suuqa xagaagan.

Dumfries ayaa dhinaciisa laga yaabaa in uu ka tago kooxda Inter kadib markii uu qaab ciyaareed fiican ku soo bandhigay Euro 2024.

Sida laga soo xigtay The Athletic, Dumfries ayaa noqon kara xiddigii 2-aad ee u dhashay Netherlands ee ku soo biira Man united xagaagan kadib Zirkzee.

Wargayska ayaa sheegaya in ay labada kooxood ka wada-hadleen in ay iska dhaafasadaan xiddigaha Aaron Wan-Bissaka iyo enzel Dumfries.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga