Manchester City ayaa yareysay farqiga dhibcaha ay ka dambayso Arsenal kadib guushii ay ka gaadheen kooxda Fulham kulan ka tirsanaa premier League.
Kooxda Man City ayaa 5/4 kaga badisay kooxda Fulham kulan ka dhacay waxana ay cadaadiska saareen hogaamiyayaasha horyaalka.
Guushaas ayaa la macno ah in ay Man City kaliya 2 dhibcood u jirto hogaamiyayaasha horyaalka premier League ee Arsenal.
Be the first to comment