Man City Ok Ka Shaqaynaysa Saxiixa Laba Xiddig.

Manchester City ayaa wadahadalo kula jirta kooxda Lyon ee ku aadan ciyaaryahanka khadka dhexe ee Rayan Cherki, sida uu sheegay Fabrizio Romano.

Guddoomiyaha Kooxda Man City ee Khaldoon Al Mubaarak ayaa sheegay in kooxdu ay qorshaynayso in ay ganacsigeeda dhamaystirto ka hor inta aanu bilaabmin koobka kooxaha aduunka badhtamaha bisha June.

Warbixintan ayaa sheegeysa in City ay kalsooni ku qabto soo xero galinta 21 jirkaan, kaasoo la filayo inuu ku kaco qiimo ka badan £25m.

City ayaa sidoo kale ka shaqeyneysa heshiis ay kula soo saxiixaneyso khadka dhexe ee Tijani Reijnders oo ka tirsan AC Milan

 

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga