Liverpool Vs Man United, Barcelona Vs Real Madrid Kulamada Caawa La Ciyaari Doono.

Caawa waxa la ciyaari doonaa kulamo xiiso leh oo ka tirsan isku diyaarinta xilli ciyaareedka.

Kooxaha sida weyn u xafiiltama ee Man United iyo Liverpool ayaa kulan weyn isaga hor iman doona.

Dhinaca kale kooxaha ku xafiiltama La Liga ee Barcelona iyo Real Madrid ayaa isaga hor iman doona kulan xiiso leh.

Kooxaha ayaa kulamadan isugu diyaarinaya xilli ciyaareedka cusub ee horyaaladooda waxana la filayaa in si weyn loo daawado.

Kulamada ayaa soo gali doona saqda dhexe ee wakhtiga somaliya waxana aad halkan kala socon doontaa natiijada marka ay ciyaartu dhamaatay.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga