Liverpool Oo War Xun Ka Heshay Tababarka.

Kooxda Liverpool ayaa war xun ka heshay tababarka xulka Netherlands kaas oo dhaawac looga saaray waajibaadka xulkiisa.

Xiddiga Ryan Gravenberch ayaa ka qayb ahaa liiskii xulka Netherlands ee tartanka Nations League.

Laakiin xiddiga Ryan Gravenberch ayaa la xaqiijiyay in uu dhaawac uga baxay xulka qarankiisa.

Xiddiga ayaa ku dhaawacmay kulankii Newcastle ee Axadii waxana uu ku soo laabanayaa Liverpool si uu uga soo kabsado dhaawaca.

 

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga