Liverpool Oo Muddada Ugu Dheer Hogaaminaysay Horyaalka Premier League.

Liverpool ayaa wakhtiga ugu badan hogaaminaysay Horyaalka Premier League xilli ciyaareedkan sida lagu sheegay xogta.

Liverpool ayaa ugu dambayn ku guulaysatay Horyaalka Premier League Kadib markii ay garaaceen kooxda Tottenham.

Shabakada Opta Ayaa Soo Saartay xog muujinaysa tirada maalmahaha Ay Liverpool hogaanka u haysay premier league xilli.

Liverpool ayaa hogaaminaysay Horyaalka Premier League muddo 206 maalmood ah ilaa haatan xilli ciyaareedkan.

Reds ayaa ka horaysa ugu yaraan 165 maalin kooxda ugu Soo dhaw ee ku xigta oo ah Man City Oo hogaaminaysay Horyaalka Premier League muddo 41 maalin ah.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga