Liverpool Oo Dhibco Lumisay Tartanka Premier League.

Kooxda Liverpool ayaa dhibco lumisay tartanka loogu jiro Horyaalka Premier League.

Liverpool ayaa bar-baro niyad jab leh la gashay kooxda Aston villa.

Kulanka ayaa ku dhamaaday bar-baro 2/2 ah.

Bar-baraha ayaa la macmo in ay Liverpool kaliya badisay Hal kulan 3-dii kulan ee ugu dambeeyay tartanka premier league.

Liverpool ayaa haatan kaliya 5 dhibcood ka horayn doonta kooxda Arsenal hadii ay Gunner badiso kulankeeda baaqiga ah.

Arsenal hadii Ay guul ka gaadho west Ham Sabtida waxa ay kaliya ka dambayn doonaan Liverpool 5 dhibcood iyada oo kulan baaqi u yahay.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga