Liiska Xiddigaha Ka Fadhiistay Ciyaaraha Caalamiga Ah Sanadka 2024.

Sanadka 2024 ayay xiddigo badan oo waaweyn ka fadhiisteen ciyaaraha caalamiga ah.

Xulalka ayaa sanadkan waayay xiddigo badan oo magac weyn ku leh kubada cagta adduunka.

Waxa la soo saaray Liis xiddigo ciyaaraha caalamiga ah ka fadhiistay sanadkan 2024 oo lagu jiro.

Xulka Germany ayaa ah xiddigaha ay ka fadhiisteen ciyaartoyada ugu badan iyaga oo ay ka fadhiisteen 2 xiddig.

Halkan kaga bogo Liiska xiddigaha ka fadhiistay ciyaaraha caalamiga ah.

Manuel Neuer (Germany)

Angel Di Maria (Argentina)

Antone Griezmann (France)

Luis Suarez (Uruguay)

Toni Kroos (Germany)

Xherdan Shaqiri (Switzerland)

Olivier Giroud (France)

Pepe (Portugal)

Marcelo Brozović (Croatia)

Jesus Navas (Spain)

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga