Lamine Yamal Oo Taariikh Ka Sameeyay Champions League.

Xiddiga Kooxda Barcelona ee Lamine Yamal ayaa sii wada qorista taariikhda Iyo wacdaraha uu dhigayo.

Yamal ayaa gool caawiyay mid kalena dhaliyay kulanka haatan kooxdiisu la ciyaarayso Benfica kana tirsan chamions League.

Xiddiga reer Spain ayaa kooxdiisa ka caawiyay in ay 3/1 ku hogaamiso qaybta hore ee ciyaarta lugta 2-aad ee champions League.

Lamine Yamal waa ciyaaryahankii ugu da’da yaraa taariikhda UEFA Champions League ee laba gool dhaliya oo caawiyay kulan kulan (17 sano, 241 maalmood).

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga