Waxa la samaeeya isku aadka Koobka adddunka sanadka 2026.
Kula ka furitaanka waxana wada Ciyaari doona xulka Mexico iyo waliba xulka South Africa.
Labada Xul ayaa Adduunka u furi doona tartanka xiisaha leh ee aadka loo sugayo.
Waxa xusid mudan in labada Xul Ciyaareen furitaankii Koobka Adduunka ee sanadkii 2010 markaas oo lagu qabtay tartanka Qaarada Africa.
Be the first to comment