Kulamada Uu Alisson Becker Ka Maqnaan Doono Oo La Ogaaday.

Alisson Becker ayaa u muuqda mid garoomada ka maqnaan doona muddo bil ka badan, iyadoo maamulaha xulka qaranka Brazil ka warbixiyay xaalada dhaawaca goolhayaha Liverpool.

Alisson ayaa seegay labadii kulan ee ugu dambeeyay ee ay Reds la ciyaartay Burnley iyo Brentford isaga oo markii hore xanuunsaday kadib xanuun muruqa ah.

Iyadoo Alisson had iyo jeer ay ahayd inuu fadhiisto finalka Carabao Cup axada, iyadoo Caoimhin Kelleher loo door biday goolhayaha koobka,Goolhayaha reer Brazil ayaa muddo ka maqnaan doona garoomada.

Kadib markii la xaqiijiyay in uu maqnaan doono kulamo badan oo kooxdiisa ah.

Halkan Kaga bogo kulamada uu maqnaan doono Alisson:

vs Luton (h) – 21 Feb

vs Chelsea (n) – 25 Feb

vs Southampton (h) – 28 Feb

vs Nottingham Forest (a) – 2 March

vs Manchester City (h) – 10 March

vs Everton (a) – 17 March

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga