Kooxda Arsenal ayaa noqotay kooxdii labaad ee u gudubta wareegga sideed-dhammaadka (quarter-final) ee FA Cup, kadib markii ay 2-1 kaga badisay Mansfield Town sabtidii.
Waxa Ka horeeyay kooxda Liverpool Oo iska Xaadirsay wareegan habeenkii jimcaha kadib markii ay ka badisay kooxda Wolves.
Chelsea ayaa Arsenal iyo Liverpool kula biirtay wareega kadib markii ay ka badisay kooxda Wrexham kulan la ciyaaray 120 daqiiqo.
Dhinaca kale kooxda Man City ayaa ku biirtay iyada oo guul weyn ka gaadhay kooxda Newcastle United.
Halkan Hoose kaga bogo kooxaha u gudbay wareega 8 dhamaadka tartanka FA Cup-ka.
Arsenal.
Chelsea
Man City
Liverpool.
Be the first to comment