Kooxaha Guulaha Ugu Badan Gaadhay Premier Legaue Sanadka 2024.

Waxa lagu jiraa maalmihii ugu dambeeyay ee sanadka cusub ee 2024.

Tartanka Prmeier League ayaa ahaa mid aad u xiiso badan sanadkan iyada oo kooxo badan wacdaro dhigeen.

Kooxda Arsenal ayaa ah kooxda guulaha ugu badan gaadhay premier League sanadka 2024 ilaa haatan.

Arsenal ayaa ciyaartay 36 kulan ilaa haatan sanadka 2024 horyaalka premier League waxana ay badiyeen 26 kulan.

Waxa ku xigta kooxda Liverpool oo ciyaartay 36 kulan isla markaas badisay 25 kulan premier League.

Halkan Kaga Bogo sida loo kala sareeyo sanadka 2024.

Image

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga