Kooxda Liverpool ayaa iska xaadirisay wareega 16-ka tartanka champions League iyada oo kooxuhu sugayaan kooxaha ay la ciyaari doonaan wareega tartanka.
Liverpool ayaa kaalinta 3-aad kaga dhamaystay kala saraynta champions League kadib markii ay ka badisay kooxda Garabağ.
Ka hor isku aadka tartanka oo dhawaan la samayn doono Liverpool ayaa sii ogaatay qaar ka mid ah kooxaha ay la ciyaari karto wareega 16-ka tartanka champions Legaue.
Kooxda Liverpool ayaa midkood ku aadi karta kooxaha Juventus, Atletico Madrid, Club Brugge ama Galatasaray wareega 16-ka champions League.
Be the first to comment