Kiven De Bruyne Oo Go’aan Ka Gaadhay Mustaqbalkiisa Man City.

Kevin De Bruyne ayaa Go’aan ka gaadhay Mustaqbalkiisa Man City iyada oo hadal Hayn ka jirto Mustaqbalkiisa

Mirror ayaa warineysa in De Bruyne uu qorsheynayo inuu sii joogo Manchester xilli ciyaareedka soo socda.

Sababta Uu De Bruyne u doonayo in uu u sii joogo Man City ay tahaya in Man City tahaya fursada kaliya ee uu boos uga heli karo xulka qarankiisa koobka adduunka 2026.

Xiddiga Ayaa dalabyo ka helay kooxo badan oo reer sucuudi ah laakiin waxa uu go’aansaday in sii joogo Kooxdiisa.

Kooxda Man City ayaa la filayaa in isku shaandhayn weyn lagu sameeyo shaxda kooxda Man City dhamaadka xilli ciyaareedkan.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga