Kadib Todobaadkii 24-aad, Waa Sidee Tartanka Gooldhalinta Premier League.

Tartanka Gooldhalinta premier League ayaa meel xiiso leh maraya kadib kulamadii 23-aad ee xilli ciyaareedka.

Xiddiga Liverpool ee Mohamed Salah oo dhaliyay gool kulankii Everton ayaa wali sii hogaaminaya gooldhalinta Premier League.

Waxa ku xiga xiddiga Erling Haaland kaas oo leh 19 gool horyaalka premier League xilli ciyaareedkan.

Waxa ku xiga xiddigaha Alexander Iska Iyo Chris Wood kuwaas oo dhaliyay 17 gool ilaa haatan xilli ciyaareedka.

Waxa ku xiga xiddiga Brayn Mbeumo kaas oo dhaliyay 14 gool waxana la mid ah xididga Cole Palmer kaas oo isna dhaliyay 14 gool.

Mohamed Salah (Liverpool) 22 Gool

Erling Haaland (Man City) 19 Gool

Alexander Isak (Newcastle) 17 Gool

Chris Wood (Nottingham Fores) 17 Gool

Cole Palmer (Chelsea) 14 Gool

Brayn Mbeumo (Brentford) 14 Gool

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga