Jurrien Timber Oo Ka Hadlay Tartanka Premier League.

Daafaca kooxda Liverpool ee Jurrien Timber ayaa ka hadlay fursadaha kooxdiisa ee tartanka Premier League.

Arsenal ayaa soo yaraysay dhibichii ay ka dambeeyeen hogaamiyayaasha horyaalka ee Liverpool.

Gunners ayaa ka badisay kooxda Leciester City waxana ay haatan kaliya Liverpool ka dambaysaa 4 dhibcood premier League.

Jurrien Timber ayaa wax laga waydiiyay tartanka horyaalka kadib kulankii y ka badiyeen kooxda Leciester City.

“Waad ogtahay sida ay u cidhiidhi tahay, waadna garanaysaa sida ay u wanaagsanyihiin kooxaha naga soo hor jeeda, Waxaan u baahanahay seddex dhibcood usbuuca soo socda iyo usbuuca ka dambeeya”.

“Xaqiiqadu waxa ay tahay in aanu eryanayno iyaga una baahanahay in aanu badino kulamadeen”.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga