Jurgen Klopp Oo Fariin U Diray Arne Slot

Tababaraha kooxda Liverpool Jurgen Klopp ayaa fariin u diray tababaraha ku dhaw in loo magacaabo Liverpool Ee Arne Slot.

Slote ayaa qarka u saaran in uu noqdo Badalka Jurgen Klopp ee Liverpool.

“Waxba ma akhriyin laakiin waxa la ii sheegay Arne wax uu yidhi, anigu kuma shaqo lihi doorashada tababaraha cusub”.

“Waxaan u sheegi lahaa in tani ay tahay shaqada ugu fiican adduunka. Naadiga adduunka ugu fiican, dadka ugu fiican. ”

“Waan jeclahay qaabka kooxdiisa, wax walba oo aan ka maqlo isaga qof ahaan – tababare wanaagsan”.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga