Isku Aadka 8 Dhamaadka Champions League-ga Somaliland Oo La Shaaciyay.

Waxa maanta magaalada Berbera lagu soo gaba-gabeeyay wareega 16-ka champions League Somaliland.

8 Kooxood ayaa u gudbay wareega xiga kadib markii ay 8 kale ka hadheen tartanka oo meel xiiso leh maraya.

Tartanka oo dib u bilaabmi doona todobaadka dambe ayay ku kulmi doonaan kooxaha ugu adag Somaliland.

Kulanka ugu adag ee sida weyn loo sugayo ayaa dhexmari doona kooxaha Dawlada Hoose ee Hargiesa Iyo Gaashaan Burco.

Halkan Kaga Bogo isku aadka oo dhamaystiran:

Dawalada Hoose Hargiesa Vs Dawalada Hoose Berbera
Gaashaan Hargiesa Vs Dawalada Hoose Burco
Dawalada Hoose Cerigaabo Vs Goodir Saaxil
Goodir Burco Vs Dawalada Hoose Wajaale

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga