Ilkay Gundogan Oo Magacaabay Kooxda Uu Jecelyahay In Ay Barcelona La Ciyaarto Final-ka Champions League.

Kooxda Barcelona ayaa isku diyaarinaysa kulanka adag ee champions League ay la ciyaari doonaan PSG.

Waxa todobaadkan bilaaban doona wareega 8 dhamaadka tartanka champions League oo xiiso waali ah leh.

Ilkay Gundogan Ayaa sheegay in uu jecelyahay in ay kooxdiisu la ciyarto kooxda Man City Final-ka tartanka champions League.

“Waxa aan jecelahay in aan Man City la ciyaaro Final-ka champions League”ayuu Ilkay Gundogan Yidhi.

“Dbacan, Man City waa koox cajiib ah laakiin Champions League mar walba waa mid adag”ayuu sii raaciyay.

Kooxda Man City ayaa dhinaceeda la ciyaari doonta Real Madrid 8 dhamaadka champions League xilli ciyaareedkan

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga