
Harry Kane ayaa “ku faraxsan” inuu ka garab ciyaaro Luis Diaz ka dib markii uu xiddiga Liverpool saftay kulankiisii ugu horeysay kulankii Lyon sabtidii.
Inkasta oo aanu tababar badan qaadan kooxda hadana Diaz ayaa soo bandhigay qaab ciyaareed lagu qanci karo.
Kulankii Lyon ayaa ahaa midkii ugu horeeyay tan ilaa markii uu Bayrn Munich Ku biiray.
Kane ayaa ereyo fiican ka yidhi Diaz “Díaz wuxuu qabtay shaqo aad u fiican maanta, kaliya waxaan wada qaadanay dhowr kulan oo tababar ah ilaa hadda, laakiin wuxuu u muuqdaa mid diyaar ah”.
Be the first to comment