Halkee Ayuu Marayaa Tartanka Gooldhalinta Premier League?

Xiddiga Man City ee Erling Haaland ayaa hogaaminaya Gooldhalinta premier league xilli ciyaareedkan.

Haaland ayaa dhaliyay 22 gool premier league 30 kulan oo la ciyaaray ilaa haatan.

Waxa ku xiga xiddiga Igor Thiago kaas oo dhaliyay 18 gool ilaa haatan 30 kulan oo la ciyaaray.

Waxa ku xiga xiddiga Man City ee Antoine Semenyo kaas oo dhaliyay 15 gool.

Waxa ku xiga xiddiga kooxda Chelsea ee Joao Pedro kaas oo dhaliyay 14 gool.

Waxa ku xiga xiddiga Liverpool ee Hugo Ekitike kaas oo dhaliyay 11 gool.

 

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga