Halkee Ayuu Marayaa Tartanka Gooldhalinta Champions League

Tartanka champions League ayaa dib u soo laabanaya caawa iyada oo ay jiraan kulamo badan oo xiiso leh.

Tartanka Gooldhalinta champions League ayaa meer xiiso leh maraya iyada oo xiddigo badan ku tartamayaan.

Xiddiga Barcelona ee Robert Lewandowski ayaa ah xiddiga ugu goolasha badan champions League xilli ciyaareedkan isaga oo dhaliyay 9 gool.

Waxa ku xiga xiddiga Raphinha  kaas oo dhaliyay 8 gool tartanka champions League xilli ciyaareedkan.

Halkan Kaga Bogo xiddigaha Ugu Goolasha Badan champions League ilaa haatan:

  1. Serhou Guirassy (B. Dortmund) 10 Gool
  2. Robert Lewandowski (Barcelona) 9 Gool
  3. Raphinha (Barcelona) 8 Gool
  4. Vinicius Junior (Real Madrid) 7 Gool
  5. Viktor Gyokeres (Sporting) CP 6 Gool
  6. Erling Haaland (Man City) 6 Gool
  7. Julian Alvarez (Atletico Madrid) 6 Gool

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga