Halka Waddo Ee Ay Arsenal Ugu Dhaqaaqi Karto Daafaca Riccardo Calafiori

Kooxda Arsenal ayaa lagu soo waramayaa in ay ku qasbantahay in ay iska iibiso xiddig ka hor inta ayna u dhaqaaqin saxiixa daafaca Calafiori.

Arsenal ayaa doonaysa saxiixa xiddiga daafaca kooxda Bologna ee Riccardo Calafiori kaas oo ay doonayaan in ay ku xoojiyaan daafaca.

Laakiin Arsenal ayaa lagu soo waramayaa in ay iska iibin doonto daafaca Jakub Kiwior si ay ugu dhaqaaqdo saxiixa Riccardo Calafiori.

Mikel Arteta ayaa Calafiori u arka xiddig ka ciyaari kara dhamaan daafaca waxana uu doonayaa in uu helo saxiixa xiddiga.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga