Halka Uu Viktor Gyokeres Ka Gali Karo Shaxda Arsenal.

Arsenal ayaa xiiso dhab ah u qabta saxiixa xiddiga weerarka uga ciyaara kooxda Sporting Lisbon ee Viktor Gyokeres.

Kooxda Arsenal ayaa Viktor Gyokeres u aragta xalka weerarka ee kooxdeeda ee xilli ciyaareedka dambe.

Agaasimaha cusub ee kooxda Arsenal ayaa diirada saari doona sidii uu xiddiga Viktor Gyokeres uga dhigi lahaa saxiixiisa ugu horeeya ee kooxda.

Viktor Gyokeres Ayaa hogaamin doona weerarka kooxda xilli ciyaareedka dambe waxana uu soo bandhigayaa qaab ciyaareed fiican.

Ka hor inta ayna kooxdu u dhaqaaqin ama dhamaystirin saxiixa xiddiga waxa la soo bandhigay halka uu shaxda ka gali karo.

May be an image of 11 people, people playing football and text

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga