Halka Uu Trent Ka Gali Karo Shaxda Real Madrid.

Trent Alexander-Arnold ayaa qarka u saaran in uu noqdo xiddig Real Madrid ah isaga oo ka tagaya Liverpool.

Trent ayaa haatanba ogolaaday in uu ku biro kooxda Real Madrid isaga oo go’aansaday in uu isaga tago kooxda Liverpool.

Xiddiga Trent Alexander-Arnold ayaa boos joogto ah ka heli doona kooxda Los Blancos marka la eego in ayna kooxdu haysan xiddig heer sare ah oo ka ciyaara booska daafaca Midig.

Kadib markii uu ogolaaday in uu ku biiro Real Madrid shabakada Score 90 ayaa soo bandhigtay halka uu Trent ka gali karo shaxda Real Madrid.

Halkan Kaga bogo halka uu Trent ka gali karo shaxda Los Blancos.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga