Halka Uu Tosin Adarabioyo Ka Gali Karo Shaxda Chelsea.

Kooxda Chelsea ayaa daafaca Tosin Adarabioyo ka dhigaysa saxiixii ugu horeeyay ee suuqa kala iibsiga xagaaga.
Blues ayaa xiddiga Tosin Adarabioyo kula wareegtay qaab xor ah kadib markii uu dhacay heshiiskiisa Fulham.
Chelsea ayaa doonaysa in ay Tosin Adarabioyo ka dhigto badalka tooska ah ee Thiago Silva kaas oo ka tagay kooxda.
Waxa la filayaa in uu Tosin Adarabioyo si toos ah u galo shaxda Blues maadama uu ka mid yahay daafacyada ugu fiican premier League.
waxa la soo bandhigay halka uu Tosin Adarabioyo ka gali karo shaxda Chelsea kadib marka uu ku biro kooxda.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga